Dowladda hoose ee degmada Kismaayo oo shaacisay in keeneyso Gaadiid Dab-damis

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyada oo mudooyinkan dambe magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ay ku soo noq noqonayeen dabab ka kacaya guryaha iyo goobaha Ganacsiga gaar ahaan kuwa shidaalka ayaa geysanayay khasaare hantiyadeed iyo mid Nafeed.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here