Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa waxuu waqti u qabtay dadka dhulalka ku leh dhulka ka baxsan ring rood-ka in ay boosas kooda ku sharciyaystan mudada loo qabtay
Bulshada dhulka ku leh magaalada Kismaayo ee ka baxsan ring rood-ka ayaa lagu maray in ay sharciyestaan dhulkood.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.