Dowladda Hoose degmada Kismaayo oo awaamiir kasoo saartay dadka qashinka ku shubo goobaha muhiimka ah

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa Amar kama dambeys ah kasoo saaray dadka qashinka ku shuba Wadooyinka, biya mareenada, xeebaha iyo dhamaan goobaha muhiimka ee bilicda u ah magaalada iyadoona sido kale Maamulka u digniin u diray Gaari dameerada qashinka qaada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here