Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Baydhabo ayaa bulshada ugu baaqey ilaalinta Wadooyinka cusub ee lagu sameeyey dib u dhiska iyo dib u dayactika ee ku yaala Magaalda Baydhabo.
Maamulka ayaa sheegey in ilaalinta wadooyinka ay waajib ku tahay qofkasta oo muwaadin ah taasi oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo Gaadiidka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.