Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiiday heshiis dhaqaale oo muhiim ah

0
182

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa kala saxiiday heshiis dhaqaale oo gaarayo 19 Milyan si wax looga  qabto dib u kabashada ilaha dhaqaalaha iyo ganacsiga Soomaaliya.

Hay`adda Gargaara oo ah laan kamid ah Wasaaradda Maaliyada Soomaaliya oo taageerta Ganacsiga iyo bangiyada iyo sidoo kale bankiga hormarinta Jarmalka ayaa kala saxiixday heshiiska soo socday muddo labo sano ah.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here