Dowlada Soomaaliya oo deegaanka Lambar 50 ka bilowday Hirgalinta Ceelal biyoodyo

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Nambar Konton ayaa waxaa laga bilaaway hirgelinta ceelal biyood, waxaana iska kaashanaya maamulka deegaanka, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here