Dowlada Soomaaliya oo Daawooyin iyo Agab kale geysay Buuhoodle

0
312

Buuhoodle(Idaacadda Waamo)Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Khelluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa Maanta waxaa ay gaareen Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer.

Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay Magaalada Buuhoodle gaarsiiyeen Daawooyin iyo Agab kale oo Caafimaad oo qaarkood loogu talo galay ka hortagga COVID-19.

Wasiirka Khelluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan ayaa sheegay in ay halkaasi u tageen sidii ay ula socon lahaayeen xaaladaha Caafimaad ee ka jira Magaalada iyo Arrimo kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here