Dowlada oo Diyaarado Kula Dagaalaneyso Ayax

0
406

Dawladda Soomaaliya ayaa bilowday olole hawada looga buufinayo Ayaxa. Waxaa laga billaabayaa maanta Galmudug iyo Puntland oo Ayaxu aad u saameeyey. Waxaa ku xigi doona degaanno kale. Sawiirada: Wasaaradda Beeraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here