Dowlada Jabuuti oo xaqiijisay kiisas Cusub oo Corona-virus ah

0
267

Djabuuti(Idaacadda Waamo)Dowladda Jabuuti waxay maanta xaqiijisay 156 qof oo hor leh oo uu ku dhacay cudurka Coronavirus, sida uu xaqiijiyay wasiirka caafimaadka ee dalkaas.

Waxay guud ahaan tirada la xaqiijiyay kiisaska cudurka Covid-19 ee gudaha Jabuuti gaarayaan 517.

Dowlada waxay kordhisay muddada uu soconayo banddowga lagu soo rogay dalkaas si looga hortaggo faafitaanka cudurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here