Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waaxda Nadaafada dowlad hoose ee degmada Kismaayo ayaa soo saaray amaro lagu ilaalinayo nadaafada magaalada ayadoo bulshada looga digay waseqaynta wadooyinka iyo meelaha magaalada dhexdeeda ah ee aan qashinka loogu talagalin.
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.