Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada kismaayo oo kashanaya shacabka iyo mas’uuliyiinta xaafadaha magalada ayaa bilaabay ol ole nadafadeed oo dib loogu soo celinaayo Bilicda Magalada olalahan ayaa sidoo kale lagu jarayay geedka looyaqaan garan waaga kaas oo samayn ku yeeshay bilicda magalada
Ol’olahaan lagu soo celinayo bilicda magaalada oo uu horkacayay agaasimaha arimaha bulshada dagmada kismaayo ayaa waxa uu kormeeray goobaha laga wado bilic soo celinta magaalada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.