Dowlad-goboleedka Jubbaland oo qiima dhimis ku samaysay canshuurta laga qaado dhismaha guryaha.

0
328
Kismaayo(Idaacada Waamo)Magalada Kismayao oo sanadihii U danbey Sameyneysay Korar Dhanka Dhismaha Ah Tan Iyo Markii Ay Dowlad Goboleedka Jubbaland  Lawaregtay kismaayo Waxaa Is Furfuray Gancsiga Iyo Dib Udhiska magalada kismaayo
Waxana Bar Bar socday Qorshe Lagu Sharciyeynaayo Bosaska Banan Islamarkan Sharciyo Loogu sameynaayo Guryaha Ladhisaayo Taasi oo Ay Waday Hey.ada Dhulalka Jubbalan
Hadabo mamulka Dowlada Hoose Iyo Hey.ada Dhulalka  Dowlad-goboleedka Jubbaland Aya Shaegay in qiima dhimis lagu  samaysay canshuurta laga qaado dhismaha guryaha
Xoghayaha Iyo Hey.ada Dhulalka  Jubbalan xasan karatay iyo Gudomiyaha Degmada Kismaayo ay Siwada Jir Ah Warbahinta Oola Hadleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here