Doorka Dhalinyarada Ku Nool Deeganada Jubbaland  Ku Leeyihiin Siyaasada Deegaanka 

0
467
Kismaayo(Waamo Radio)Dhalinyarada Waa Laf Dhabarta Bulshada Iyagoona In Tooda Badan Ka Qayb Qaata Hormarinta Deegaanka Hadaba Doorka Ay Dhalinyarada Jubbaland Ku Sugan
Ay Ku Leeyihiin Siyaasada Jubbaland Ayaa Waxaa Ka Warbixinaya
Mid Ka Mid Ah Dhalinyarada Deegaanka oo Sharaxaya Sida Ay Ugu Qayb Qatan Siyaasada Dowlad Goboleedka Jubbaland
Dhanka Kale Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose Cabdirshiid Cabdulaahi Cali Gooni Ayaa Dhankiisa Sheegay In Ay Mudan Yihiin Dhalinyarada In Lagu Aamino Siyaasada Dalka
Gaar Ahaana Tan Jubaland Isagoona Dhalinyarada Kula Dar Darmay  In Ay Waqti Kasta
Ka Qayb Qaataan Amniga Iyo Hormarka Deeganada Jubbaland.
waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaysa,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here