Doorashada xirirka Kubada Cagta Jubbaland Oo Lashaaciyay Xilliga laqabanayo

0
280

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland Ayaa shaacisay xiliga Rasmiga ah ee Laqabanaayo Doorashada Xirirka Kubabad Cagta Dowlada Gobleedka Jubbaland doorashada oo ay ku Tartami doonan Dhowr musharax oo u Taagan Qabashada xilkan.

Wasiirka Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha mudane Aweys maxamed Xuseen oo maanta shir jaraid ku qabtay Xafiiskiisa ayaa kawar bixiyay Hananka loo qabanaayoDoorahsada Xirirka Ciyaaraha Jubbaland  Dorashadaasi oo Bari Qabsoomi Doonto

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here