Doorashada Saddex kursi oo lagu qabtay maanta Magaalada Kismaayo

0
176
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo xarunta kumeel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta Lagu qabtay  Doorashada 3 Kamid ah Kuraasta Gollaha Shacabka barlamaanka Somaaliya ee Deegaan Doorashadoodu tahay Jubbaland.
Kuraasta Maanta lagu qabtay Magaalada Kismaayo ayaa kamid ah 12 kursi oo Gudiga Doorashooyinka Heer Jubbaland iyo Heer Federal ay horey u shaaciyeen kuwaa oo Maalmahanba ka Socday Magaalada.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here