Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo maanta ka dhacday Garowe

0
56

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-  Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa mar kale ku guulaystay xilka Madaxweynaha dowlada goboleedka Puntland kadib doorashadii maanta ka dhacday magaalada Garoowe, sidoo kale Madaxweyne kuxigeenka Puntland ee shanta sano ee soo socota  waxaa loo  loo doortay Ilyaas Cismaan Lugatoor oo ahaa Wasiirkii Duulista Hawdaa iyo Garoomada xukuumaddii hore ee Deni, iyo xogheyihii guud Xisbiga KAAH, waxaan loo dhaariyay Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan kasoo diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here