Dood la xiriirta sida looga gudbi karo caqabadaha iyo shaqo laaanta  Haysata dhalinyarada  Soomaliyed Oo Kismaayo  Lagu qabtay

0
388
Kismaayo(Idaacada Waamo)Kulankaan oo ahaa mid Dood wadaag ah ayaa  waxaa qabtay Dhalinyarada aqoon yahanada Dalka dibku soo laabatay  waxaana ka qaayb galay  qaar kamid ah dhalinyarad wax kabarta Jaamacadaha Magaalada Kismaayo ,aqoonyahano  Ururada bulshada iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arimaha gudaha Dowlad goboledka Jubbaland
.Dooda kulanka ayaa ku saabsanayd Dal kaaga Qaxooti Haku noqon  Taas  oo loga gal lahaa In Dadka  Dalka dib ugu soo labatay  loo iftiiminayay Fursadaha shaqo Ee Dalka yaala.
Maxamed Shiekh Ibraahim oo kamid Ururka aqoonyahanada dalka dib ugu soo laabatay ayaa Ka hadlay   ujeedka loo dhisay ururkaan Uu ka tirsanyahay.
Dhinaca kale  Xassan  Cabdullahi Cumar Karatay oo Xoghayaha hay,ada  Maaraynta Dulka Jubbaland ayaa  dhankiisa Sheegay in muwaadiniinta Dalka kusoo gurya laabatay ay Lakulmaan Caqabado kala dumawan balse loo baahanyahay in marna Aadan Dalkaga qaxooti Kunoqon .
waxaa jira caqabado kala duwan Oo haysata Dhalinyarada Soomaliyed oo ay ugu horayso Shaqa la,aanta  Sida uu shegay Cabdiwali Aadan Haidhigin  oo kamid Ururka Dhalinyada Jubbaland .
Dhalinyada Aqoonyahana ah Ee dalka Kusoo gurya laabat Ayaa  Dalka waxbadan kusoo Kordhiyay  Waxaa ayna aqoonta ay leyihiin lawadaagan Qaayba kala duwan ee bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here