Dood ku saabsaneyd tayeynta macalinka oo lagu qabtay

0
340

Kismaayo(Idaacada Waamo)Doodan oo ay soo qaban qabiyeen dhalinyarada ku mideysan Madasha isdhex galka dhalinyarada ee madasha Kalsan ayaa waxaa dooda Lagu Casuumay agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Jubbaland Maamulaha iskuulka Hoose Dhexe sare ee Ganaane Iyo aqoon Yahan Ka yimid Dalka dibadiisa.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here