Diyaar garowga ciidul Fidriga oo laga dareemayo goobaha lagu qaado sawirada Baladweyne

0
25

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Footoyinka ku yaalo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiran ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul aad uxoogan maadama ay food inuga soo haayso munaasabada ciidul fidriga .

Footoyinka laga dareemayo mashquul badan waxaa kamid ah phooto Alpha iyo phootada best_portrait iyagoo bulshada baladwyne ka qaadayo sawiro ay iskugu diyaarinayaa munaasabada Ciida.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here