Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay fooda inagu soo heyso ayaa bulshada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxa ay wadaan diyaar garowgi ugu dambeeyay ee ay ku soo dhaweynayaan bisha barkeesan ee Ramaadaan
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.