Diyaar garoowga Munaasabadda Ciida oo laga dareemayo Suuqyada Jowhar

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu guda jiro Tobankii  danbe ee Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa laga dareemayaa Suuqyada Magaalada jowhar mushquul Baddan sababa la xiriiro iibsashada dharka ay carruurta ku ciidaan iyo sido kale dharka ay iibsanayaan qaybaha kala duwan ee bulshada sida dhalinyarada iyo Haweenka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here