Diyaar garoowga Ciidul fidriga oo laga dareemayo Suuqyada dharka Kismaayo

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuq yaraha Magaalada Kismaayo gaar ahaan qaybaha lagu iibyo dharka iyo kabaha  ayaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ganaci oo xoogan  kaas oo ku aadan u diyaar garoowga Munaasabada ciidul firiga.

Suqaan oo markii hore maalintii  shaqayn jiray ayaa hada furan habeenkii ilaa xili danbe maadaama Magaalada Kulaayl badan uu ka jiro ayn adagtay in dadku ayagoo soomaan ay suuqada soo aadan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here