Dib u dhis ku socda Garoonka Kubada Cagta Waamo ee magaalada Kismaayo

0
335

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Garoonka kubada cagta ee Waamo magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dib u dhis lagu sameeynayo qeybo ka mid ah Garoonka,kadib markii uu dhawaan dhagax dhigay Madaxweyne ku xigeenka 2,aad ee Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here