Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadada weyn ee Xiriirisa Degmada Bardaale iyo Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu sameeynaya dib u dayactir, Ka dib markii ay Guud ahaan Bur burtey sidoo kalena ay geedo ka baxeen kuwaas oo dhib ku ahaa in ay Maraan Gaadiidleyda ku jira Safarka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.