Dib u dayactir lagu bilaabay wadada muhiim ah oo ku taala Magaalada Baladwayne

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool Xaafadda howlwadaag ee magaalada Baladweyne ayaa isku tashi dadweyni ku bilaabay dib u dayac tir lagu sameeynaayo wadada burjada ciinta ee galbeedka magaalada.

Wadadaan oo marin muhiim u ah isku socdka Bulshada iyo gadiidka isaga kala goosha Gobalada dalka ayaa waxaa soo gaaray burbur xoogan oo sawabay inu adkaado marinka Wadadaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here