Dhlinyarada Degmada Kismaayo oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid AUN Gudoomiyihii Xaafada New Kismaayo

0
284
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Habenimadii xalay waxaa magaalada Kismaayo ugu geeriyoday Sida laxaqijiyay Xanunka Cofid-19 Gudomiyihii xafada Midnimo Allaha unaxariistee kalil cukaash Gabow Kaso maal mahaan laxanun sanayay Cudurkaan Dhalinyarada magaalada Kismaayo gaar ahaan Xubnaha Golaha dhalinyarada Degmada oo aad oola so shaqeyay marxuumka  ayaa ka tacsiyay Gerida Gudomiye Kalil waxaana ay bulshada ugu baaqeen in au ka digtonadaan Halista Xanunka Cofid-19 oo ay dhawanaha dad badan ugu geetiyodeen magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here