Dhismayaasha Guryaha Casriga oo Saameeyey Dumarka ka Shaqeeyo Dhisida Guryaha Carshaanta.

0
191

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dumarka dhiso guryaha carshaanta oo la hadlay idaacadda Waamo ayaa sheegay in ay aad u yaraadeen dadka doonaayo dalabka  dhisamaha guryaha carshaanta, taasi oo sababtay in ay xiliyada qaar ay soo wajahdo shaqo la,aan xoogan maadama laga sii gudbaayo xirfadooda ay mudo badan ku shaqeysanayeen.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here