Dhismaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka Koonfur-Galbeed oo laga dhagax dhigay magaalada Baydhabo

0
145

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku simaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiye Ku xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Koonfur Galbeed Marwo Shamso Maxamed Yarow ayaa magaalada Beydhabo ka dhagax-dhigtay dhismaha Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka DG KGS iyo Xarunta Howlgalka Deg-Degga ee Caafimaadka Koonfur-Galbeed.

Waxa qeyb ka ahaa dhagaxdhigan Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka, Warfaafinta, Howlaha Guud, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, Gudoomiyaha Gobolka Baay, Agaaismaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Mas’uuliyiin kale.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inoga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here