Dhismaha Xarunta Degmada Feerfeer oo maraysa heer gabogabo ah

0
73

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Waxaa heer gaba-gaba ah maraya dhismaha xarunta loogu talagalay inuu ku shaqeeyo maamulka degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan si bulshada loogu adeego.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here