Dhismaha xarunta Caafimaadka degmada Feerfeer oo mareysa heer gabogabo ah

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismahaan oo ka kooban afar qol oo laba ka mid ah isku go’an yihiin ayaa qorshaha uu yahay in loo dhameystiro agabka Caafimaadka si’ meesha looga saaro baahida Caafimaad ee ka jirta degmada Feerfeer ee Gobolka Hiiraan.

Magaalada Feerfeer ee Gobolka Hiiraan ayaa hadda laheyn goob Caafimaad oo lagu daaweeyo bukaannada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here