Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa heer gaba gabo ah maraya dhismaha xabsi cusub oo ay Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha dastuurka dowlad goboledka Jubbaland ka hirgalisay magaalada Kismaayo, Xabsiga oo Dhismihiisu ka socdo degmada Kismaayo ayaa in mudo ah la qorshaynaayay hirgalintiisa waxaana la rajaynayaa in wax badan uu ka taro baahiyaha dhanka xabsiyada ah ee ka jira magaalada.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.