Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbadal Balaaran oo dhanka Kubaca iyo Balaarasho Deegan Ayaa Laga dareemaya a Jowhar ee caasimada Hirshabeelle.
Ganacsatada & Qurbajoogta Reer Jowhar Ayaa Maalgalino Ku Sameynaya Goobo Muhiim U ah Horumarinta Bulshada Sida Suuqyadaha, maqaaxiyaha cuntooyinka iyo Goobakale muhiim u ah bulshada’ayadoona dhismaha xaafadaha horseed iyo hantiwadaag mar marka ka danbaysa ay sii fidayaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.