Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxa kasocda Wijiga labaade Mashruuca Nagaad kaas oo lagu dhisayay wadooyin laami ah kuwaaso hada mel Wanagsan Maraya dhowana Lafilaya in laso Gabagabeya sida u shegay Mamuulka Degmada Kismaayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.