Dhismaha Wajiga labaad Xarunta Xabsiga dhaxe oo La dhagax dhigey magaalada Baydhabo.

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabada Dhagax dhiga Wajiga labaad Ee Xabsiga dhexe Baydhabo ayaa waxaa goobjoog ahaa gudoomiyaha degmada baydhaba, taliyaha Asluubta dowlad gobaleedka Koonfur galbeed, Agaasimaha waaxda Xabsiyada Wasaarada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here