Dhismaha wajiga labaad ee wadada 30-ka magaalada Boosaaso oo la dhagax dhigay

0
75

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Dani ayaa dhagax dhigay wadada jidka 30ka wajigeeda labaad, waxaana dhismaha qayb ka qaadanaya Midowga Yurub.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here