Dhismaha Wajiga Koowaad Isbitaalka Degmada Wanlaweyn Oo la soo gabagabeeyey

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wajiaga kabood ee Dhismaha Isbitaalka Weyn ee Degmada Wanlaweyn ayaa socdey mudo ka badan Afar bilood iyadoo lagu dhisayo iskaashi Bulsho kadib markii shacabka ay dareemeen baahi dhanaka adeega Caafimaadka ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here