Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dawlada hoose ee degmada Qardho oo ka faa’ideysanaysa mashruuca horumarinta degmooyinka Puntland ee JPLG, ayaa Magaalada Qardho ka dhagax-dhigtay dhismaha wado cusub oo laami ah taas oo lagga hirgelinayo xaafada wadajir.
Maamulka degmada Qardho, Hawlwadeenada waaxda Hawlaha guud, Engineero, xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka, madaxda Shirkada Uurgub iyo masuuliyiin kale ayaa daahfurka ka qayb-galay.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.