Dhismaha waddooyinka wajigiisa 2-aad oo laga Daah-furay Degmada Eyl

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland ayaa Degamada Eyl ee Gobolka Nugaal ka daah-furay wajiga labaad ee Barnaamijka Naqshadaynta wadooyinka Magaalada

Waxaana daah-furka ka qaybgalay Wasiirka Qorsheynta maamulka Puntland Maxamed Siciid Faroole Maamulka degmada Saraakiil engineero iyo qeybaha kala duwan bulshada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here