Dhismaha waddo muhiim ah oo laga bilaabay Xaafadda Farjano ee magaalada Kismaayo

0
276

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose oo sanadihii danbe sameeyneysay hormar ballaaran,iyadoona ay fideen xaafadaha Magaalada.

Maamulka degmada Kismaayo ayaa dhawaanahaan wuxuu bilaabay dib u dayac-tir ballaaran oo loogu sameeynayo wadooyinka muhiimka ah ee magalaada dhex mara.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here