Dhismaha wadada isku xerta Boorama iyo Baki oo xariga laga jaray

0
115

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xadhiga ka jaray dhismaha wajiga koowaad ee wadadda isku-xidha Boorama iyo Baki ee Gobolka Awdal oo aay hirgalisay dhismaheeda Hay’ada Asarda.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here