Dhismaha wadada dhaxmarta Dhoobley oo saameyn ku yeelatay Haweenka ku Ganacsada hareeraha wadada

0
92
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismaha Wadooyinka ayaa door muhiim ah ka qaata Horumarinta iyo kor u qaadista kaabayasha dhaqaalaha iyo sido kale Kor u qaadista Bilicda Magaalooyinka.
Maamulka iyo shacabka degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa iska kaashaday dhismaha wado halbowle ah oo dhixmarta Magaalada taas oo xiliyada roobku do,o ay bulshada dhibaato ku qabtay ‘dhanka kale dhismaha wadadaan ayaa saamayn ku yeeshay Haweenka ku ganacsada hareeraha wadada uu dhismuhu ka socdo.
Qaar kamid ah Haweenka ku ganacsanjiray Hareeraha wadadaasi oo ka hadlay sida uu dhimaha wadada u saameeyay ganacsigooda ayaa sheegay in laga dumiyay goobihii ay ku ganacsanayeen ee wadada u dhawaa.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here