Dhismaha wadada bartamaha Baydhabo oo la bilaabi doono

0
17

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baydhabo ayaa Sanooyinka waxaa ka socda dhismiyaasha wadooyinka waaweyn iyo kuwa Xaafada dhaxmara kuwaas oo mudo ahaa kuwa burbursan,waxayn taasi soo jiidatey dad badan maadama wadooyinka ay muhiim yihiin.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here