Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cali-Ganey ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa laga bilaabay dhismaha iskuul ay wax ku baran doonaan ubadka ku nool deegaan-kaasi Cali-Ganeey.
Dhismaha Iskuulka Deegaanka Cali Ganeey ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa iska kaashanayo maamulka deegaanka, bulshada ku nool deegaanka Cali-Ganeey iyo sidoo kale dhalinyaro is xilqaantay oo kasoo jeedo Deegaankaasi.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.