Dhismaha Dekada Baraawe oo La dhagax dhigay

0
170

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlada KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dhagax dhigay Dhismaha Dekeda Magaalada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen  ayaa sheegey in dhismaha Dekadda ay ka qeyb qaadan doonaan ganacsato waa weyn oo ay qeyb ka yihiin kuwa ka soo jeeda gobolada KGS.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here