Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa si habismi leh magaalada Baladweyne uga socda dhismaha biyo xireenka looga hortagayo qasaare ka dhasha fatahaad uu sameeyo wabiga Shabeele ee dhexmara magaalada.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.