Dhismaha Biyo mareen laga dhagax dhigay bartamaha Kismaayo

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda gobbledka Jubbaland, Maxamed Ibraahim Ogle iyo Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa Magaalada  ayaa si wadjir ah u dhagax-dhig  dhismaha biyo-mareenka laga dhisayo wadadaHormuud ee xaafada Calanley.

Dhismahan oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland iyo dowladda hoose ee degmada Kismaayo ayaa loogu talagalay in lagu sameeyo biyo-mareen casri ah oo wax ka qaban doona dhibaatada daadadka roobka ee si gaar ah u saameeya xaafadda Calanleey.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here