Dhaqatirta Baladweyne oo kadigay in lagu afuro rashiinka Saliida ku badan tahay

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Marka la gaara bisha barakeysan ee Ramadaan inta badan bulshada Soomaaliyeed ayaa isticmaala cuntooyin salida ay ku badan tahay taas oo sababi karta xaalad caafimaad Dr.Maxamed Cabdi Salaan ( Dr. Caawiye ) oo kamid ah dhaqaatiirta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa bulshada ugu digay halista caafimaad ee ka dhallan karto in lagu afuro raashinka saliida ay ku badan sida Sambuuska iyo wixii lamid ah.

Mowliid Cabdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here