Dhaqaatiirta magaalada Kismaayo oo ka digay halista Cudurka Cagaarshowga

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Cagaarshow waa caabuq ku dhaca  beerka kaas oo saameeya unugyada beerka waxaa uuna sababi karaa dhimasho hadii aan qofka si dhaqso ah looga daaweyn .

Xanuunka Cagaarshowga oo marka qofka uu ku dhoco dhowr marxaladood mara ayaa labada qaybood ee ugu daran dunida oo dhana  u istaagtay sidii loola dagaalami lahaa ayaa kala ah cagaarshoga B iyo C  oo ah labada nooc ee ugu halista badan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here