Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Yuusuf Maxamed Cumar oo ka mid dhaqatiirta Magaalada Kismaayo kuna Taqasusay Cudurada guud ayaa ka warbiyay waxaa uu yahay Xanuunka Tayroodka Calaamadaha lagu garto iyo sida loo daaweeyo.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.