Dhaqatiirta Kismaayo oo ka hadlay waxa sababa xanuunada Uur ku jirta ku dhaca

0
13
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa jira Xanuunka kala duwan oo ku dhaca dheef shiidka kuwaas oo uu ka mid yahay cudurka gaas calooleedka oo ah xanuunta bulshada soomaaliyed intooda badan ay ka cowdaan .
Sida dhaqatiirtu sheegeen Calaamadaha lagu garto gaaska caloosha ku dhaca waxaa ka mid ah  calool xanuun, laab labo iyo xanuun uu qofku  ka dareemo laabta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here